Madaxweynaha Eritrea Oo Ka Degay Adis-Ababa

[Horseed Media] - 12/10/2020

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, kadib casumaad rasmi ah oo ay ka heleen raysal wasaaraha dalkaas. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Bole International Airport ee (...)


    e-mail